Warqaad.com Akhriso: Waxa Sababay In La Doorto Jawaari - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Akhriso: Waxa Sababay In La Doorto Jawaari

Wuxuu dhashay 1945, wuxuuna ku dhashay degmada Afgooye, Shahaadada 2aad ayuu ka heysaa Qaanuunka, wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka ayuu ahaa(1984-1990), waxaa uu xubin ka noqdey dhowr guddi oo dastuurka ah sida guddiga diyaariyay dastuur KMG ah 1990-kii, Lataliyaha UNDP ee dastuurka hadda dalka lagu maamulo iyo markii dambe guddoomiyaha guddiga khubaradaha ah ee dib-u-eegista dastuurka ilaa 2012-kii loo doortey guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ah, Jawaari waxaa uu ku hadlaa 5 luqad.

Mr. Jawaari oo baarlamaanka federaalka ah kalsooni ka raadinaya waxaa uu yiri:

“Waxaad igu qiimeysaan labo qodob oo kaliya, tan koowaad; Khibrad, tan labaad waxaad igu qadarineysaa hiigsiga aragtideyda aan jeclahay inaan idinku hoggaamiyo haddii aad isiisaan kalsoonidiinna oo aad ii doorataan guddoonka golaha shacabka”.

Hadalkaan ayaa sabab weyn u ah in dib loo doorto guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com