Warqaad.com Arag Sawir: Amin Arts oo kashifay Cidda ka dambeeyey Mooshinkii Guulleed - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Arag Sawir: Amin Arts oo kashifay Cidda ka dambeeyey Mooshinkii Guulleed

Maanta oo taatiikhdu ay aheyd 10 January 2017 kal fadhi Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay xilka uga qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Ilaa hada waxaa dadka Odorosa Siyaasada ay sheegayaan in Mooshinkan uu yahay Mid danno siyaasadeed laga leeyahay ,Madaxweyanah Galmudug oo hadlayna waxaa uu xaqiijiyay in la doonayo in xaalad qatar ah oo in la geliyo galmudug uu yahay damaca xilka looga qaaday.

Amiin Caamir oo isagu siyaasada Soomaaliya si weyn ugu dhuun daloola ayaa Soo bandhigay ama kashifay Shaqsiyaadka ka dambeeya Mooshinka Xilka Looga Qaaday Madaxweynaha Galmudg.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com