Warqaad.com DAAWO: Heesta ugu dhageysiga badan Muqdisho oo loo qaaday Musharax Farmaajo+(MUUQAAL).. - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO: Heesta ugu dhageysiga badan Muqdisho oo loo qaaday Musharax Farmaajo+(MUUQAAL)..

Fanaanka da’da yar ee sida weyn looga xiiseeyo magaalada Muqdisho Dayax Dalnuurshe ayaa Hees laga daba dhacay u qaaday Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/llaahi Farmaajo.

Farmaajo oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa heestani waxay muujineysaa in lagu soo aadiyay imaanshihiisa,waxayna noqotay mid heesta ugu dhageysiga badan Muqdisho markaad dhex lugeyneyso.

Eryada Heesta oo aad u macaan lagu muujinayaa sida Shacabka u jecel yihiin Farmaajo iyo waliba Waxqabadkiisa aan sacab lagu dabooli karin.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA..

” Waqtigiyoo Ayaankiyoo kala wacan nasiibkoo,dadkeenina wanaagiyo waxtar baa isdhaafshee,waa erayo ka mid ah Heesta lagu soo dhaweeyay Farmaajo.

hhhhhhsaa

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com