Warqaad.com DAAWO Muuqaal: Qoyskii Mucjisada ku dhacday ee Reer Burco oo Gurigooda Sixir laga helay & Waxa dhacay - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO Muuqaal: Qoyskii Mucjisada ku dhacday ee Reer Burco oo Gurigooda Sixir laga helay & Waxa dhacay

Qoys ku dhaqan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa waxaa ku dhacay arin mucjiso ah kadib markii la sheegay in gurigooda loogu aasay sixir.

Reerkan ayaa markii ay muddo la aamusnaayeen dhibaatada ku dhacday, ayaa waxa ay markii danbe arintani u soo bandhigeen wadaadada ku nool magaalada Burco iyo nawaaxigeeda, arintani ayaa waxa ay noqotay mid aad loola yaabay, maadaama biyaha reerkaasi oo kaliya uu midobkoodu is bedelayay marka dabka la saaro, iyadoo deriskoodu uu wax dhibaato ah qanbin marka biyahooda la karinayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKII HORE

Hadaba arintani ayaa waxa ay noqotay mid ay dadku aad ula yaabeen, waxaana wadaado caan ah ay ka yimaadeen magaalada Hargaysa si ay u caawiyaan reerkaasi, waxaana markii danbe la ogaaday in reerkaasi loo aasay sixir, quraan kadibna waxaa reerkii laga dulqaaday sixirkii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SIDA SIXIRKA LOOGA SAARAY

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com