Warqaad.com DAAWO: Obama oo jeediyey Khudbadii u Dambaysay isagoo ilmadu ka Qubanayso iyo Waxa uu Uga hadlay - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO: Obama oo jeediyey Khudbadii u Dambaysay isagoo ilmadu ka Qubanayso iyo Waxa uu Uga hadlay

Madaxweynaha Xilka wareejinaya Barack Hussein Obama ayaa qudbadii ugu danbeysay jeediyey, wuxuu ka hadlay guulihii uu gaaray, isagoona sheegay inuu waydaaranayo dad iyo dal mideysan.

Obama ayaa intaa ku daray inuu dhisay cudud dhaqaale, aqoon iyo siyaasada debeda oo hagaagsan.

Dadku waxay ku dhawaqaayeen ”’Four more Year, Four More years” oo ah afar sano oo kale, Afar sano oo kale”’… Wuxuu yidhi” ma awoodo”’.

Wuxuu amaanay dadkii la shaqeeyey sida ku xigeenkiisa Biden iyo xaaskiisa Micheal oo uu sheegay inay yihiin tiirarkiisii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA OBAMA

Qudbadan ayuu ka jeediyey magaalada Chicago oo ah halkii uu noloshiisa wanaagsan ka bilaabay siyaasadana ka bilaabay, wuxuu la ilmeeyey amaanta xaaskiisa iyo gabadhihiisa.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com