Warqaad.com DAAWO SAWIRADA: Goobta lagu dooranayo Guddoomiyaha BF - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO SAWIRADA: Goobta lagu dooranayo Guddoomiyaha BF

Shabakada Warqaad.com oo goordhow si toos ah ugala socon doontaa Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dhowaan bilaaban doonta ayaa hadda si hordhac ah idin kugu soo gudbineysa Sawirada halka ay ka dheceyso Doorashada.

Doorashadan oo ah mid aad u xiiso iyo xamaasad leh ayaa dadku isha kuwada hayaan Cidda la dooran doono.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com