Warqaad.com DAAWO: Sheekadii ugu Qosolka badneyd & Qooto Qooto (80 Jir Guurdoon ah) - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO: Sheekadii ugu Qosolka badneyd & Qooto Qooto (80 Jir Guurdoon ah)

Waxan halkan idin ugu soo gudbineynaa Sheeko Gaaban Aad u qosol badan oo ay soo saareen Kooxda Qooto Qooto.

Sheekadan oo ka duwan Riwaayadda Qooto Qooto ayaa si aad ah kuu soo jiidan doonta kaana qosli doonta.

Arrinta aadka u xiisaha leh ee Sheekada aad ku daawan doonto ayaa ah Markii la furay Xafiis loogu tala galay dadka Guurdoonka ah iyo 80 jir Guurdoon ah oo iska xaadiriyey.

HALKAN KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com