Warqaad.com DAAWO: Sixirkii laga helay gurigii Mucjisada lagu arkay ee Burco oo la soo bandhigay iyo Waxa laga sameeyey oo Layaab leh - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DAAWO: Sixirkii laga helay gurigii Mucjisada lagu arkay ee Burco oo la soo bandhigay iyo Waxa laga sameeyey oo Layaab leh

Xil dhowaan Guri ku yaala Magaalada Burco lagu arkay Mucjiso dad badan ka yaabisay ayaa Gurigaas waxa laga helay Sixir lagu duugay, iyadoona Culumo halkaas tagtay ay soo saartay Sixirkaas oo dad badan Layaab ku noqday.

Sixirkaas oo wax yaabo kala duwan laga sameeyey ayaa warbaahinta loo soo bandhigay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com