Warqaad.com DEG DEG: Banaanbax xoogan oo hada ka socda Cadaado & Warar sheegaya.. - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DEG DEG: Banaanbax xoogan oo hada ka socda Cadaado & Warar sheegaya..

Waxaa hadda ka dhacay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Dowladda Galmudug ee ay Xilka kaga Xayubiyeen Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Banaanbaxa ayaa ahaa mid ay dhigeen Bulshada ku nool Magaalada Cadaado.

Sidoo kale waxaa la filayaa in Magaalooyin badan oo ka mid ah Galmudug ay ka dhacaan Banaanbax lagu taageerayo Go’aankii Xilka looga qaaday Madaxweyne Guuleed.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com