Warqaad.com DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug oo ka degay Cadaado & Xildhibaano... - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug oo ka degay Cadaado & Xildhibaano…

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gor Dhow Gaaray Magalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug.

Guuleed ayaa garoonka cadaado waxa ku soo dhaweyay xubn kala socda labada golle ee dowlada iyo qeybaha bulshada ee dagmada cadaado isagoona intasi ka dib loo galbiyay madaxweynaha xarunta Madaxtooyada Galmudug.

Shalay ayeey aheyd markii xildhibaano ka tirsan Galmudug ay shegeen in kalsoonida ay kala laabteen madaxweynaha Galmudug

WIXII KU SOO KORDHA HALKAN KALA SOCO INSHA ALLAH

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com