Warqaad.com DEG DEG: Wareegga Koowaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo Lasoo Gebogabeeyey - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DEG DEG: Wareegga Koowaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo Lasoo Gebogabeeyey

Waxaa soo dhammaatay wareegga 1-aad ee doorashada guddoonka golaha shacabka oo ay u tartamayaan Afar Musharrax.

Dhammaan xildhibaannada aqalka hoose ayaa codeeyey doorashadan, waxaana goor dhow la billaabi doonaa tirinta codadka.

Sadaal badan ayaa socota, waxaana haddii uu jiro musharrax helay 139 cod uu noqon doonaa guddoomiyaha golaha shacabka.

La soco wixii soo kordha

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com