Warqaad.com DEG DEG: Xildhibaan si lama filaan ah u uga carooday Natiijada {Magac} - Warqaad.com
Monday, January 23rd, 2017
header header

DEG DEG: Xildhibaan si lama filaan ah u uga carooday Natiijada {Magac}

Iyadoo weli aan lagu dhawaaqin Natiijada Dorashada Guddoomka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa bilawday Mucaaradad Xoogan oo soo wajahaya Musharraxa Loo saadaalinayo in uu helay Codadka Ugu badan ee Xildhibaanada Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee ka soo jeeda Deegaanada K/Glabeed ayaa dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka ee u codeeyay Prof’Jawaari..

Waxaa uu tilaamay Xildhibaanka in uu ka mid ahaa Xildhibaanda Doonayay in uu dalka Madaxdiisa uu isbedelo islamarkaana uu taageersanaa Xildhibaan C/Rashiid Xiddig balse ay xildhibaanada ay ku fududaadeen in ay is bedelka  sameen.

GOOR DHOW NAGA FILLO COD KA

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com

FADLAN AFLAGAADO WAA REEBAN TAHAY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *