Warqaad.com DHAGEYSO: Jawaari oo Si lama filaan ah uga hadlay Guushiisa (Top Maqal) - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DHAGEYSO: Jawaari oo Si lama filaan ah uga hadlay Guushiisa (Top Maqal)

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markale loo doortay in uu hogaamiyo Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu jeediyay Qudbad kadib doorashadiisa.

HALKAN RIIX OO DHAGEYSO COD KA

Waxaa uu sheegay jawaari in uusan isagu guuleeysan balse Shacabka soomaaliyeed iyo Golaha Shacabka ay guuleeysteen islamarkaana uu la imaan doono Howlkarnimo iyo wax qabadka duwan Afartii sano ee la soo dhaafay.

Isagoo intaa raaciyay in uu si dhax dhaxaadnimo ah ugu ku hogaamin doono Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com