Warqaad.com DHAGEYSO: Masuul ka tirsan Puntland oo ku dhawaaqay arin aan laga fileyn - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DHAGEYSO: Masuul ka tirsan Puntland oo ku dhawaaqay arin aan laga fileyn

Waxaa Maanta Xilkii uu hayay ee ahaa Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Howlaha Guud ,Gaadiidka & Guriyeenta Maamulka Puntland  iska casilay Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax Dujaan.

Wasiirka ayaa sheegay in cadaadis kaga yimid Beeshiisa uu xilka iskaga casilay ,waxaana beesha wasiirka ay saluug santahay habka Maamulka Puntland ay u xushay ergooyinkii Gobolka Sool.

HALKAN RIIX OO DHAGEYSO COD KA

Wasiiro dhowr ah oo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Mudooyinkii dambe iska casilaya xilalka ay ka hayaan Maamulkaasi waxaana ka mid ah Masuuliyiinta Xilka iska Casilay Wasiirkii Warfaafinta Maxamuud Xasan Soocadde.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com