Warqaad.com DHAGEYSO: Musharrax Xiddig oo Xarunta Baarlamaanka ku balan saday.. - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

DHAGEYSO: Musharrax Xiddig oo Xarunta Baarlamaanka ku balan saday..

Musharrax C/rashiid Xidig oo ah Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in uu rajo Wanaagsanka qabo inuu ku guuleysto doorashada Guddoomiyaha ee Maanta ka dhaceyso Muqdisho.

HALKAN RIIX OO DHAGEYSO COD KA

Waxa uu sheegay in Boqolkiiba Boqol uu ku kalsoon yahay Codadka Baarlamaanka uu ka heli doono Xildhibaanada Baarlamaanka.

Shaki ayaa laga  qabay Musharraxnimada C/rashiid Xiddiga oo dadka qaar ay sheegeen in ay wadato ama uu taageero ka helayo Dowlada Itoobiya taas oo dabada ka riixeysa Musharrxaasi.

Isagoo ka hadlayay Arimo uusan cadeyn oo Facebook-yada lagu soo qoray ayuu ku hanjabay Xiddig in aanu waxba u dhimeyn laakiin uu ku balamiyay Maalinta Doorashada oo maanta ah iyo Kalsoonida Baarlamaanka.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com