Warqaad.com Gaafow Iyo Taliyeyaal Kale Oo Lagu Dhex Arkay Xarunta Golaha Shacabka (Maxaa Cusub) - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Gaafow Iyo Taliyeyaal Kale Oo Lagu Dhex Arkay Xarunta Golaha Shacabka (Maxaa Cusub)

Iyadoo doorasho ay ka socoto carunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa hadane waxaa xaruntaasi lagu arkayaa taliyeyaal ciidan.

Taliyaha ciidamada NISA Mr Gaafow iyo Taliyeyaasha Booliiska, Milatariga, Asluubta ayaa lagu arkayaa halka ay ka socoto doorashada.

Taliyeyaashan oo qeyb ka ah guddiga amniga doorashada ayaa lasoo sheegayaa in ammar lagu soo siiyey iney fadhiyaan inta guddoomiyaha golaha shacabka la dooranayo.

Doorashada ayaa ah mid si habsami leh ku socota, amniga halka ay ka dhaceyso doorashadana waa mid aad iyo aad loo adkeeyey.

La soco wixii soo kordha

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com