Warqaad.com Jawaari Oo Loo Baqayo Inuu Wareegga Koowaad Ku Guuleysto Doorashada (Sababta Akhri) - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Jawaari Oo Loo Baqayo Inuu Wareegga Koowaad Ku Guuleysto Doorashada (Sababta Akhri)

Warar horudhac ah oo soo baxaya waxay sheegayaan in cabsi laga qabo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari inuu ku guuleysto wareegga 1-ad ee doorashada aqalka hoose.

Musharraxii wareegga Koowaad keensadaa 139 cod noqonayaa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyadoo wax wareeg kale ah aan la gelin.

Jawaari ayaa la sheegayaa inuu badi haysto codadkaasi, loona maleynayo in doorashada uu helo haddii aaney wax kale oo isbedal ah imaan.

La soco wixii soo kordha

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com