Warqaad.com Musharrax Xidig Oo Loo Maleynayo Inuu Gaaro Go'an Lamid Ah Midkii... - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Musharrax Xidig Oo Loo Maleynayo Inuu Gaaro Go’an Lamid Ah Midkii…

Maanta waxaa Muqdisho ka dhici doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, iyadoo musharraxiinta ugu culusna yihiin Jawaari iyo C/rashiid Xidig.

Warar hoose oo soo baxaya waxay sheegayaan in isbedal uu iman karo wareegyada dambe ee doorashada, islamarkaana musharrax C/rashiid Xidig laga yaabo in sheekada uu bedalo.

Xidig ayaa macquul ah inuu sameeyo Tanaasul, sidii sanadkii 2012-kii u tanaasulay Cali Khaliif Galeyr oo xilligaa la tartamayey Jawaari.

Dadku waxay maanta aad ugu dheg hayaan doorashada la filayo iney maanta qabsoonto, waxaana la eegi doonaa sidey wax noqon doonaan.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com