Warqaad.com Shariif Xasan Oo Maanta Lasoo Baxaya Seeftiisa Iyo Golaha Shacabka Oo.. - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Shariif Xasan Oo Maanta Lasoo Baxaya Seeftiisa Iyo Golaha Shacabka Oo..

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta lasoo baxaya seeftiisa si uu isbedal ugu sameeyo golaha shacabka Soomaaliya.

Shariif Xasan ayaa wata shaqsiga lagu magacaabo C/rashiid Xidig oo uu la doonayo inuu noqdo guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.

Xidig ayaa kasoo jeeda beesha Daarood, ulajeedka halkaasi loo geynayana waxay tahay sidii beeshiisa aysan usoo hamin xilalka madaxweyne iyo midda Ra’iisul wasaare.

Howsha ayaa ah mid culus, xilli walbo isbedallo ayaa imaan kara, balse Shariif Xasan oo siyaasad gedisan looga bartay ayaa meesha ku jira.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com