Warqaad.com Sida ay u dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha BFS oo La ogaaday - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

Sida ay u dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha BFS oo La ogaaday

Xildhibaada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u diyaar garoobaya sidii ay u soo dooran lahaayeen Maanta Guddoomiyaha Cusub Golaha Shacabka Hogaamin Doona Afarta sano ee soo socota.

Xildhibaanada ayaa Musharraxiinta xilka Guddoomiyaha  u taagan ugu codeyn doona Qaab qarsoodi ah waxaana sii kordhaya is xulufeysiga ay wadaanMusharraxiin Qaar oo doonaya in hadii Mid laga guuleysto uukan kale u olaleeyo.

Doorashada ayaa noqondoonta Codeenteeda Cod hal dheeri ah in loogu badin karo Musharrax Uu taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com