Warqaad.com VIDEO: Isma Hurtooy ha is haleynin (Waa Fariin Cajiib ah oo ku socota Somaliland iyo Khaatumo) - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

VIDEO: Isma Hurtooy ha is haleynin (Waa Fariin Cajiib ah oo ku socota Somaliland iyo Khaatumo)

Somaliland iyo Khaatumo State ayaa heshiis ku gaaray magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, dad badan ayaana su’aalo iska weydiinaya nooca heshiiska.

Wariye Ayaanle Xuseen Cabdi oo ah saxafi meel dheer wax ka arka ayaa bogiisa hanoolaato kusoo daabacay muuqaal aan caadi aheyn.

Wariye Ayaanle Xuseen cabdi waxa uu faaladani ku bilaabay “Iyaga naga Yaqan labadani beelood Ee wada Hadalaya Wixii dantooda Madama Dhiig Iyo Dheecaan iyo deegaan wadaagaan lakiin waxa Nooga Banaan fariin inan Dirno”

Riix Halkan: DAAWO MUUQAALKA

“Waxey ila tahay in hadii la doonayo wadahadal mira dhala in arinta loo daayo odayaasha halkii dal sedexaad loo aadi lahaa”ayuu yiri wariye Ayaanle.

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com