Warqaad.com XOG DEG DEG AH: Musharax Caan ah oo ka baxaya Tartanka Guddomiyaha BF & Warqaad oo ogaatay Sababta - Warqaad.com
Thursday, January 19th, 2017
header header

XOG DEG DEG AH: Musharax Caan ah oo ka baxaya Tartanka Guddomiyaha BF & Warqaad oo ogaatay Sababta

War Deg deg ah ayaa sheegaya in Musharaxa gudoomiyaha Barlamaanka C/Rashiid Xidig uu ku howlan yahay inuu iska casilo musharaxnimadiisa.

Wariyaha Shabakada Wararka Warqaad.com ujooga xarunta doorashada ayaa sheegaya inuu C/Rashiid Xidig qaban qaabinayo shir uu qabanayo goordhow isla markaana uu ku shaacin doono inuu iscasilo.

Sababaha ugu weyn ee uu isku casilayo ayaa lasoo sheegayaa iney tahay kadib cadaadis xoogan oo kaga yimid beesha uu kasoo jeedo.

Sidoo kale Xidig ayaa la fahansan yahay inuu lumiyay isbahaysigii uu kula jiray xildhibaanada beelaha Hawiye, Raxanweyn iyo Dir, kuwaas oo ku taageerayay xilkaan.

La soco Wararkii soo Kordha Goordhow Insha Allah.

TOOS U DAAWO DOORASHADA G/BAARLAMAANKA

Nagala Soo Xiriir

Warqaadteam@gmail.com